Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Soomaaliya ku metelay shir Arrimo kala duwan looga hadlayay

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa mgaalada Kampala uga qeybgalay shireyne looga hadlayo; Isbeddelka Cimilada, Tahriibka iyo Deegaanka kaas oo ay kasoo qeyb galeen wasiirrada wadamada Africa, IGAD, AU, UNFCC iyo madaxweyneyaal uu ka mid yahay Madaxweyne Yuweri Museveni. Ergeyga oo qudbad … Continue reading Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Soomaaliya ku metelay shir Arrimo kala duwan looga hadlayay